Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Wada Qaban Qaabo Ka Dhan Ah Shariif Xasan

Sep 29(Dunida24).Waxaa Magalada Baydhabo ee xarunt gobolka Baay ka soconaya qabn qaabadii ugu dambeysay oo ay doonayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed in ay xilka uga qaadaan Madaxweynaha Maamulkaasi, Shariif Xasan Sheekh Aadan. Xildhibaanada ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Shariif Xasan in uu gudan waayay waajibaadkii ka saarnaa Maamulka Koonfure Galbeed. Aadan Maxamed Nuur (Aada Saran Soor) oo ka mid ah Siyaasiyiinta ku sugan Magaalada ayaa soo dhaweeyay mooshinka ka dhanka Madaxweyne Shariif Xasan. Waxaa Siyaasigan uu tilmaamay in Madaxweynaha uu dhibaato ku haya Shacabka ku hoos nool Maamulka Koonfur Galbeed,…

Wadooyin Qaar Oo Saakay Xiran Magalada Muqdisho

Sep 29(Dunida24).Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaliya ayaa lagu arkayaa Wadooyin farabadan oo ka mid ah kuwa Muqdisho kuwaas oo Gadiidka noocyadiisa kala duwan u diidaya in Wadooyinka qaar ay isticmaalaan. laga soo bilaabo Isgoyska Banaadir ilaa degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta xiran mana jirta wax gaadiid ah oo Shaqeynaya marka laga reebo dadka oo cagtooda maalaya. Macada sababta ka dambeysa xeritaanka Wadooyinkaas, waxaana xusid mudan in Gaadiidka qaarkood iyo kuwa Mooto Bajaajka ay isticmaalayaan Wadooyinka qarda jeexa ah ee ku yaalla Xaafadaha. Dadka qaarkood ayaa…

Natiijoyinka iyo Faah Faahinta Kulamadi Xalaly Laga Ciyaaray Europa League

Sep 29(Dunida24).Waxaa xalay dhacay kulamo ka tirsan koobka Europa League ee Qaarada Yurub. Kooxda Arsenal ee dalka Ingiriiska oo 20 sano kadib sanadkaan ka qeybgaleysa tartanka labaad ee Yurub ayaa xalay mar kale guul ka keentay koobkan, kadib marki ay 4-2 ku garaacday kooxda Bate Borisov ee dalka Belarusia. Goolasha ay Arsenal ku badisay waxaa laba ka mid ah dhaliyay Walcott, Rob Holdin iyo Olivier Giroud oo dhaliyay goolkiisii boqlaad ee Arsenal.Labada gool ee kooxda Borisov waxaa kala dhaliyay Mirko Ivanic iyo Mikhail Gordeychuk. Arsenal hadda iyada ayaa lix dhibcood…

Faallo Xiiso Badan”Inta Caddaaladdu Maqan Tahay!”

Sep 29(Dunida24).Dawlad kasta shaqooyinka ugu horreeya oo ay dadkeedu ka rabaan waa hirgelinta nidaam garsoor oo dadka kala haga, qof kastana xaqa uu leeyahay u dhowra. Tani waxaa caddeyn u ah garsoorka oo laga dhigay tiir gooni u taagan oo kamid ah tiirarka dawladda. Si hufnaanta shaqadiisu ay wacnaatana iyadoo la raacayo mabda’a kala saaridda awoodaha (Separation of Powers) waxa uu garsoorku yahay mid ka madax bannaan saameynta qeybaha ka soo haray ee dawladda sida Sharci Dejinta iyo Fulinta. Tan iyo intii aadanuhu bartay nidaamyada ismaamulka ama dawladnimada qaab kasta…

Mareynkanka Oo Dalbaday in Cadaalada La Horkeeno Saraakiisha Ciidamada Militariga Myanmar

Sep 29(Dunida24).Dowladda Mareynkanka ayaa sheegtay iney muhiim tahay in la qaado talaabo ka dhan ah Hogaamiyeyaasha Ciidamada Militariga Myanmar kuwaasoo howlgal amarkooda lagu qaaday sababtay in si qasab ah loo barakiciyo 500,000 Muslimiinta Rohingya kuwaasoo maciin biday dalka Bangaldesh. Safiirka Mareynkanka ee Qaramada Midoobay Nikki Haley ayaa xukuumadda Myanmar ku eedeeysay iney qaadeys olole ka dhan ah Muslimiinta Rohingya oo ay dooneyso iney dalka kaga tirtirto Qoomiyadaha laga tirada badan yahay ee dalkaasi. Haweeneyda hogaamiyaha u ah dalka Myanmar Aung San Suu Kyi, oo hadal kooban ka jeedisay shirka loo…

ISIS leader Baghdadi, presumed dead, reemerges in new undated audio message

A new undated and yet unverified 46-minute audio recording, alleged to be that of Islamic State leader Abu Bakr al-Baghdadi, has surfaced online. It has emerged following months of silence and an announcement by the Russian military of a “high probability” that the much sought after terrorist was killed in Syria. Following 11 months of silence, the elusive Islamic State (IS, formerly ISIS/ISIL) leader has allegedly called on his followers to continue fighting in Syria, despite the loss of territory and in the face of imminent defeat. The audio message…

Somalia: Al-Shabab launches Attack on Military base

Somalia’s al-Shabab fighters attacked a military base outside the capital Mogadishu with car bombs and gunfire on Friday, killing 17 soldiers and taking control of the outpost and a nearby village, the armed group said. Residents and an official confirmed the attack but gave no details on the number of casualties. “After morning prayer today, two mujahideen rammed into Barire military base with suicide car bombs. We killed 17 soldiers and took seven technical vehicles,” Abdiasis Abu Musab, al-Shabab’s military operations spokesman, told Reuters news agency, referring to pick-up trucks…

Gaas:-“Dowladda Federaalka Dhex-Dhexaad Kama Ahan Xiisada Ka Taaagan Galmudug

Sep 29(Dunida24).Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Cabdiweli Cali Gaas ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyey in aynan dhex-dhexaad ka aheyn Xiisada ka taagan Magaalada Cadaado. Waxa uu sheegey in ay iska cadahay in Dowladda dhexe ay wado dadaallo ay ku dooneyso duminta Maamulka Galmudug waa sida uu sheegey Madaxweyne Gaas. Waxa uu sheegey in maamul Gobaladeedyada ay ku saxanyihiin tilaabada ay qaadeyn ee ku aadan khilaafka wadamada khaliijka isagoo sheegeyn in Qatar aynan soomaaliya ay u qabatay oo muuqda aysan jirin halka sida uu sheegey sacuudiga iyo Imaaraadka wax qabadkooda uu…

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada ka jirta Magaalada Cadaado Ee Galmudug

Sep 29(Dunida24).Xaaladda Magaalada Cadaado Ee Xarunta Ku meel gaarka u ah Galmudug oo Maalmahaan marti galisay Khilaaf Siyaasadeed oo u dhexeeya Hay’adaha Dowliga ah ee Maamulka Galmudug ayaa Saakay Degen,waxaana Magaalada lagu arkayaa Ciidamo aad u badan iyo Maleeshiyaad aan Cidna ka amar qaadan oo Hub ku dhex wata Magaalada. Odayaasha Dhaqanka Magaalada Cadaado iyo Ururada Bulshada ayaa ku baaqay in Xasilooni la muujiyo islamarkaana laga dheeraado wax walba oo Dagaal horseedi kara. Magaalada Cadaado waxaa ku wada sugan Madaxweynaha Galmudug,Kuxigeenkiisa iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Khilaafku uu u dhexeeyo…

Musharaxiin Soomaali ah Oo isku Taagay Doorashada Golaha Deegaanka Ee Xaafadda Soomaalida ay Degto Ee Word six

Sep 29(Dunida24).Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minesota ayaa waxaa ka soconaya ololaha doorashooyinka Golaha deegaanka iyo tan degmada,iyadoo musharixiinta ay qeyb ka yihiin ilaa 3-musharax oo matalaya Soomaalida kunool magaaladaasi. Musharaxiinta ku tartamaya Duqa Golaha deegaanka ee xaafadda Soomaalida ay degto ee loo yaqaano Word six ayaa kala ah MAxamuud Nuur iyo Cabdi Warsame oo ka socda Xisbiga Dimoqraadiga iyo Faadumo oo iyana ka socota Republicanka. Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah ugu qabteen magaalada Minneapolis Duqa Degmadaasi Haweeneyda lagu magacaabo  Betsy Hoeges  oo markale u taagan in dib loo doorto iyo Maxamuud Nuur…