Swedish police find ‘no direct links’ after Malmo’s 4th gang rape in 2 months

Yet another woman has been assaulted in the Swedish city of Malmo in another case of suspected gang rape, the fourth in just two months. The attacks come as activists started nightly street patrols to reassure the community. Police said they do not yet see any apparent link between the appalling attacks, amid the ongoing investigations. The victim, who is said to be over 18, was attacked by several unidentified assailants in Malmo’s Hogaholm district overnight to Friday. She eventually managed to get home by herself and alerted police. An…

Vicenzo Montella Oo Loo Magacaabay Macalinka Cusub Ee Kooxda Reer Spain Sevilla

Kooxda kubada cagta ee Sevilla ayaa ku dhawaaqday magacaabista tababarihii hore ee kooxda AC Milan Vincenzo Montella isagoo noqday tababaraha cusub ee kooxda Sevilla. Kooxda La Liga ka dhisan ayaa macalinkeeda cusub la gaartay heshiis mudo hal sano iyo bar ah si uu kooxda u sii maamulo kooxdaasi oo dhawaan ceyrisay macalinkeedii hore. Dhanka kale, Sevilla, ayaa dhawaan shaqada kooxda ka ceyrisay Berizzo kaasoo dhawaan kasoo laabtay qadarinta qaliinka kansarka isagoo kooxda ku hogaamiyay in ay fadhido kaalinta shanaad ee Laliga iyo kooxda oo meel wanaagsan ka joogta tartanka Champions…

Faallo:Soo Wareejinta Maamulka Hawada Waa Qaranimada Oo Dib Loo Soo Celiyay

Maamulka Hawada Soomaaliya ayaa maqneyd muddo ku dhow 27 sano, taasi oo laga maamulayay Wadamada Deriska la ah Dalka, iyadoo dhowr jeer oo hore ay dowladdu sheegtay inay la soo wareegeyso maamulka Hawada Soomaaliya oo tan iyo sanadkii 1991-kii laga maamulayay Magaalada Nairobi, ayna gacanta ku heysay Hey’adda ICAO. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qorsheynaysa dhawaan in la furo dugsiga tababarka maamulka iyo maareynta hawada, si loo diyaariyo aqoonyahanno iyo xirfadlayaal Soomaaliyeed oo ku takhasusay maamulka iyo maareynta hawada, kana hawlgala guud ahaan dalka, waxaa kaloo jira in Shirkadaha…

Maxaa kajira in Ruushka uu Jebiyaya Cunaqabatayntii Lagu Soo Rogay Waqooyiga Kuuriya?

Warar ay heleen sirdoonka wadamada Yurub ayaa muujinaya in Dowladda Ruushka ay Shidaal u dirtay Dalka Kuuriyada Waqooyi,sida ay qortay Wakaaladad Wararka Reuters. Waxaa wararku ay sheegayaan in Shidaalka Markab Ruush ah uu ku wareejiyay markab kale oo ay leedahay mid Kuuriyada Waqooyi,sidaasina waxaa laga soo xigtay ilo dhanka ammaanka ah ee Miyowga Yurub,waxaana loo arkaa Tallaabadanin ay  noqoneyso mid jabineysa cunaqabateynaha hay’adda Qaramada Midoobay ee saaran Kuuriyada Waqooyi,kadib markii ay diiday in ay joojisay Gantaalada Ridada Dheer. Illo wareedyadan ayaa sidoo kale sheegay in sirdoonka ciidamadda badda iyo sawiro…

Wasiirka Maaliyadda Oo Saxiixay 2.7 $ Malyan Oo Loogu Talagalay Abaaraha iyo Biyo La’aanta

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta Saxiixay heshiis lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun ($2.7m) oo Doolaarka Maraykanka ah, taasoo wax looga qabanayo Abaaraha iyo Biyo la’aanta ka jirta Gobolada Dalka Soomaaliya. Heshiiskani Dhaqaalaha xambaarsan waxaa bixinaya Hay’adda NRC oo kaashanaya Bangiga Aduunka, lacagtaasi ayaa waxaa looga gol leeyahay in wax looga qabto abaaraha ka jira Dalka Soomaaliya iyo waliba Biyo la’aanta, waxaana ka faaideysan doona marka la hirgaliyo Bulsho badan oo u baahan kaalmadaasi. Saxiixa Wasiirka Maaliyadda iyo Madaxa Hey,adda N R…

Warmurtiyeed Kasoo Baxay Golaha Afhayeenada Golayaasha Xeer-dejinta Soomaaliya

Golaha Afhayeenada Golayaasha Xeer-dejinta ayaa kulankoodii 4-aad ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed 26kii ilaa 29ka Diseembar 2017, waxaana ka soo qaybgalay: Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya: 1. Guddoomiyaha Golaha Shacabka, MudaneMaxamed Sheekh Cusmaan Jawaari 2. Guddoomiye ku-xiggeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalle Cawad Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Puntland: 1. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad – Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi 2. Guddoomiye ku-xiggeenka 1aad Golaha Wakiilada Dowlad – Goboleedka Puntland Mudane Cabdixamiid Sheekh Cabdisalaan Ciise Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Jubaland: 1. Guddoomiye ku-Xigeenka…

Shir Looga Soo Hor Jeedo Dowladda Soomaaliya Oo ka Socda Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dalka Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo waliba Xildhibaano kale oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay in kulan looga soo hor jeedo Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin magaalada Abuu Dubai ee Dalka Isu-tagga Imaraadka Carabta. Wararka ayaa sheegaya in kulankaan uu soo bilaawday Shalay oo jimca ilaa xalayna uu socday waxaana tirada Xildhibaanada lagu sheegay in ka badan 10 Xildhibaan iyo Madaxweyne Shariif Xasan Shiikh Aadan sidoo kale Kulanka ayaa waxaa ku wehliye Siyaasin xilal…

Saldhigyadda ay Dowlada Imaaraadka Carabta ku leedahay soomaaliya oo la dalbaday in la xiro

Hay’ad arimaha xaquuqda aadamaha u dooda oo magaceda loosoo gaabiyo Ifrid fadhigeeduna yahay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga ayaa dalbatay in la xiro dhaman saldhigyada dowladda Isku taga Imaaradka Carabta ay ku leedahay Somalia waxaana hay’adu ay tilmaamtay in ay handadayaan amniga iyo xasiloonida gobolka. Bayaan ay hay’adaan soo saartay waxa ay ku sheegtay in Imaaradku uu u adeegsanayo saldhigyada uu ka dhisanayo Somalia iyo wadamo kale oo Africa ah ay doonayso inay u adeegsanayso inay kusii daba dheereyso dagaalka sukeeye ee ka socda dalka Yemen. Warka hay’adaan ayaa sidoo…