Xaggee La Kala Maryaa Horyaalka Ingiriiska

Horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa mar kale todobaadkan la ciyaaray, iyadoo kooxda Chlesea ay kusoo laabatay kaalinta labaad. Chelsea waxay Sabtidii 5-2 ugu awood sheegatay kooxda Stoge. Goolasha Chelsea waxaa kala qeybsaday Antonio Rudiger, Danny Drinkwate, Pedro, Willian iyo Davide Zappacosta. Guushaasi ayaa kaga dhigan Chelsea in ay hadda 13 dhibcood oo kaliyah usoo jirsatay hogaamiyaasha horyaalka ee Manchester City oo maanta duhurkii xilliga Soomaaliya la ciyaari doonto kooxda Crstal Palce. Kooxda Manchester United oo maalmahan ku jirtay kaalinta labaad, waxay hadda u dhacday booska saddexaad kadib marki ay…

30 qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Kenya

Wararka ka imaanaya Dalka Kenya ayaa sheegaya in shil gaari oo geystay khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhawac uu ka dhacay Dalkaasi. Sida uu qorey wargeyska The Star ee ka soo baxa Dalka Kenya,Inta la ogyahay 30 qof ayaa ku geeriyootay 18 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari Bas ah oo ay saarnaayeen dad rikaab ah uu ku dhacay gaari Xamuul ah. Shilkani ayaa waxaa uu ka dhacay bartamaha Dalka Kenya,gaar ahaan magaalaad Eldoret ee Gobolka Nkuru ee Dalkaasi Kenya. Gariga Xamuulka ah ayaa ka yimid…

At least 81 journalists killed in 2017: report

At least 81 reporters were killed doing their jobs in 2017, as harassment and attacks on journalists have been on the rise, according to the International Federation of Journalists. Although the number of deaths was slightly down from last year’s total of 93, the IFJ cautioned that an unprecedented number of journalists were jailed in 2017, with more than 250 still in prison. “Self-censorship was widespread and … impunity for the killings, harassment, attacks and threats against independent journalism was running at epidemic levels,” the Belgium-based organisation said in its annual…

Gudi Loo Magacaabay Baaritaanka Weerarkii Guriga Sanoter C/Qeybdiid

Guddigga difaaca Golaha Shacabka ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn waxa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho kadib markii uu shalay ka baaqday kulankii ay yeelan lahaayeen. Guddigga difaaca ayaa kulankoodii Maanta wxa ay kaga hadleen laba qodob oo kala ahaa xiisada ka taagan Balad Xaawo taas oo u dhaxeysa Ciidamada Kenya iyo Shacabka degamadaas kadib markii Kenya ay bilaawday dhismaha darbiga. Xogheyaha Guddiga difaaca Golaha Shacabka Xildhibaan Sadiiq Warfaa yaa Dalsan u sheegay in Gudiga uu aad uga hadlay weerarkii Guriga Sanoter Cabdi Qeybdiid,iyaga oo u diray Warqad ay kaga…

Maleeshiyaadkii ku Dagaalamay Degaano ka Tirsan Gobalka Sool oo la kala Aaaday.

Wararka Naga soo gaaraya Degaano ka tirsan gobalka Sool ayaa waxaa uu sheegayaa in Maleeshiyaadkii ku dagaalamay degaanka Gumbur la kala qaaday,islamarkaana halkaasi lagu heshiiyay in Xabada la joojiyo. Qaar ka mid ah waxgaradka ku baxay Colaada gobalka Sool ayaa warbaahinta u sheegay inay ku guuleysteen inay qaboojiyeen Colaada ka taagneed gobalkaasi,islamarkaana dhainacyadii dagaalamay ay isugu keenay,islamarkaana ay heshiisiiyeen. Waxyaabaha lagu heshiiya ayaa waxaa ka mid ah. In la joojiyo colaada ka taagan gobalka sool. In gudi ka kooban labada dhinac la sameeyo. In mar dambe uusan dagaal ka dhicin…

Faarax Macallin Oo ku baaqay in Imaaraadka Laga Saaro Soomaaliya

Faarax Macallin  Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya oo bartiisa Twitter-ka soo dhigay qoraal kooban ayaa waxaa uu uu ugu hadlay dhibaatada ka jirta Soomaaliya. Waxaa uu soo hadal qaaday in diblomaasiyiinta iyo madaxda Imaaraadka ee ku sugan Soomaaliya,Waxaa uuna ku baaqay in dowlada federaalka Soomaaliya ay  dalka ka saarto Diblomaasiyiin ka tirsan Imaaraadka carabta. ” Farmaajo iyo Kheyre,ka saara Imaaraadka Muqdisho,Ilaahay dartiis,xira safaaraddooda,saldhigyadooda Milatari ee Muqdisho,haddii sirdoonkiinnu hayo caddeymo ku filan in Imaaraadka Somaliya ka wado argagixisannimo,arrintan la taga Qaramada Midoobey,ha sugina ilaa ay Soomaaliya ka dumiyaan”.…

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saaray Khaliifka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya.

Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya gaar ahaan dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Siyaasadeed ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Hay’adda Culimada ayaa qoraalkooda ku soo koobay Lix qodob oo ay kaga hadleyn Mucaaradka iyo Madaxda Dowladda Soomaaliya iyadoo ay bayaankooda ku soo hadal-qayn khaladaad ka dhacay Labada dhinac ee Mucaaradka iyo Madaxda Dowladda.