Sirta Hadalki Keating: Madaxa UN-ta ee Soomaaliya

Maalmo ka hor waxaa war qoraal ah soo saaray madaxa UN-ta u joogo Soomaaliya. Warkaan ayaa ku saabsanaa wixii soomaaliya u qabsoomay sanadkaan iyo sida uu xaalkeedu yahay. Hadalka mudane Keating ayaa labo waji lahaa. Meel wuxuu ku sheegay in wax badan oo horumar ah la sameeyay. Dhinaca kale wuxuu tilmaamay inuusan xal dhawayn. Wuxuu si gooni u far-fiiqay musuq baahansan iyo dhibaatooyin maamul xumo ku qotomo. Somaalidi qolaba inti ay jeclayd ayay ka qaadatay hadalkaan. Qolyaha mucaaraadka ahi iyo shacabkoodu waxay meel walba ku faafiyeen inta dhibka sheegtay si…

Soomaalidu Waa Birlab Aan Jabin

Meel walba oo aad adduunka kaga nooshahay, haddiiba aad tahay Soomaali, waxaad maqli wax ku dhibo oo ku saabsan dalkeenna iyo dadkeenna. Dhammaan idaacadaha iyo jariiradaha adduunku waxay si aan kala har lahayn usoo bandhigaan wixii xumaan ah ee aan leenahay. Iyadoo laga yaabo in kuwo badan oo ka mid ah  waxa dadku naga sheegaan ay run yihiin, haddana si gooni ayaa naloogu ceebeeyaa waxyaabo badan oo adduunku nala wadaago. Dal walba xumaan iyo samaan ayuu leeyahay sidaas ayaana lasoo gudbiyaa, haddii dalku awood badan leeyahayna sida Maraykanka, wanaagiisa mooyee…

Dhowr iyo toban qof oo lagu dilay weerrar ka dhacay Senegal

Saddex iyo toban qof ayaa lagu dilay weerrar ka dhacay magaalada loo nasiino tego ee gobolka Casamance ee waddanka Senegal. Howlwadeennada isbitaalka la geeyay maydadka ayaa sheegay in dadka dhintay qaarkood la toogtay halka kuwo kalana qoorta laga jaray. Dadka dhintay ayaa la sheegayaa inay yihiin dhalinyaro. Ilaa iyo haatan ma ay cadda cidda ka dambaysay weerrarka. Gobolka Casamance ayaa waxaa ka taagnaa colaad daba dheeraatay oo u dhaxaysay dowladda iyo fallaagada MFDC, taas oo doonaysa inay madaxbannaani gobolkaasi gaarsiiso, kumannaan qof ayaana colaaddaasi ku dhintay. Milateriga Senegal ayaa sheegay…

Sacuudiga: Mushaharka Shaqaalaha oo la Kordhinayo

Amarkan boqorka ee lacagaha gunnooyinka lagu siinayo shaqaalaha dawladda ayaa yimid maalmo ka dib markii dawladdu ay sheegtay in cashuuro la saari doono badeecadaha qaarkood, iyada oo sidoo kalena la joojinayo kabiddii ay dawladdu kabi jirtay shiidaalka. Boqorka ayaa amray in bishiiba shaqaalaha dawladda gunno ahaan loo siiyo kun Riyal oo u dhiganta 267 dollar. Dawladda ayaa sheegtay in talaabadan ay u qaadday si ay muwaadiinta culeyska uga yareyso, ka dib markii sicirka badeecadaha qaarkood uu sare u kacay, xilli ay dawladdu ka shaqeynayso dib u qaabeynta dhaqaalaha dalka, maaddaama…

Madaafiic Lagu Weeraray Saldhig Ay Leeyihiin Ciidamada Puntland

Weerar madaafiic ku bilaawday ayaa lagu qaaday Fariisin Ciidamada Puntland ku leeyihiin deegaanka Galgala ee Gobolka Bari Puntland. Weerarkaan oo aan la ogeyn ilaa iyo hadda khasaaraha ka Dhashay ayaa waxaa sheegtay Al-Shabaab oo sheegay in ay ciidamada Puntland khasaaro ku gaarsiiyeen. Ciidamada puntland ayaa dhankooda ku riday tiro Madaafiic ah sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Ciidamada puntland. Xaalada deegaanka Galgala ayaa haatan ah mid degan,waxana la soo sheegayaa in ciidamada puntland ay wadaan howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay weerarkaas.

Xubno Ka Socda Gudiga Doorashooyinka Qaranka Oo Gaaray Degmada Balcad

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in ay gaareen Xubno ka socda Guddiga doorashooyinka Qaranka. Xubnaha ayaa waxaa hoggaamineysa  Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yareey,kuwaas oo maalmahaan waday Booqashooyin ay ku tagaan Gobolda dalka. Ujeedka ay halkaasi u tageen ayaa waxaa ka mid ah sidii Bulshada ku nool degmada Balcad loo fahansiin lahaa habka doorashooyinka qof iyo cod iyo sida ay dalka uga dhici karto,wxayna kulan la qaateen Gudoomiyaha Maamulka degmada Balcad Qaasim Cali Nuur Furdug Gudoomiyaha Guddiga Madaxa…

Waxaa England ka Socda Tartanka FA-ga oo ay ku Tartamaan kooxo badan oo Heerar kala Duwan ka Dheela

Ciyaarahii xalay dhacay waxaa ka mid ah. Manchester United oo la dheeshay kooxda Derby County. Manchester United ayaa labo gool iyo eber ku adkaatay, waxaana goolasha kala dhaliyay Rumalo Lukaku iyo Jese Lingard. Weeraryahanka reer Biljim ee Lukaku ayaa ka soo laabmay dhaawac uu ku maqnaa oo dhowaan soo gaaray. Liverpool ayaa iyana waxay labo gool iyo hal kaga adkaatay kooxda Everton oo ay halka magaalo ka wada dhisan yihiin. Tartanka FA-ga ayaa ka mid ah koobabka ugu faca weyn aduunka. Waxuuna magac weyn ku leeyahay Britain. Maanta sidoo kale…

Philippe Coutinho Oo Si Rasmi Ah ugu Biirey Naadiga Barcelona

Philippe Coutinho, ayaa ku sugan Barcelona, kadib markii labada kooxood ee Barcelona iyo Liverpool ay ku heshiiyeen in ciyaartoygaasi uu u wareego naadiga dalka Spain, oo Liverpool-na ay qaadato 142 Milyan oo Yuuro. Ciyaartoyga ayaa saxiixaya heshiis shan sano iyo bar gaaraya, marka uu tijaabada caafimaad uu ku guuleysto, iyadoo haddii taasi ay dhacdo uun lagu baabi’in karo heshiiskiisa 400 oo milyan oo Yuuro. 25 sano jirkan reer Brazil, ayaa Barcelona bartilmaameed u ahaa tan iyo xagaagii dhawayd, markii naadigaasi uu ka tagay Naymar Jr. oo ku biirey naadiga PSG…

Eight refugees die in shipwreck off Libya

At least eight refugees have died and 86 others were rescued off the coast of Libya after a rubber dinghy ran into trouble in what is believed to be the first Mediterranean shipwreck of 2018. Italy‘s coastguard said an aircraft on patrol for a European anti-smuggling operation spotted the dinghy on Saturday morning. Sergio Liardo, an Italian coastguard commander, told Italian state TV RaiNews24 that “it appears the dinghy deflated” after a puncture. When rescuers arrived in the early afternoon, some 20 people were still in the dinghy while others were in…

Iranian tanker ablaze off China amid fears of oil spill

An Iranian oil tanker collided with a bulk freighter and caught fire off China’s eastern coast, leaving its entire crew of 32 missing, most of them Iranians, authorities said. The collision between the Sanchi and the Chinese freighter occurred on Saturday evening roughly 300km off Shanghai, where the Yangtze River meets the East China Sea. The missing – 30 Iranians and two Bangladeshis – are all from the Sanchi tanker, which spilled oil and was floating while still burning early on Sunday, Chinese maritime authorities said. Al Jazeera’s Rob McBride,…