Tunisian opposition leader calls for continued protests

Tunisia’s main opposition party has called for continued protests against “unjust” government austerity measures, a day after widespread demonstrations left one person dead and several others injured, the Reuters news agency reported. Protests took place in a number of towns across Tunisia on Monday following the government’s decision to raise taxes under its 2018 Finance Act. The budget, which took effect on January 1, hiked fuel prices and introduced new tax measures related to the purchase of housing. Hamma Hammami, leader of the opposition Popular Front party, told reporters that…

Isku Aadka Wareegga 4-aad Ee koobka FA-ga

Xalay waxaa la dheelay kulankii ugu dambeeyay ee wareegga saddexaad ee koobka FA-ga, kaasi oo dhexmaray kooxaha Brighton iyo Crystal Palace, guushana waxa ay 2-1 ku raacday Brighton. Goolka guusha oo ay Brighton la timid daqiiqadahii ugu dambeeyay ciyaarta ayaa waxaa u dhaliyay Glenn Murray. Goolkaasi oo u muuqday mid shaki leh ayaa waxaa caadi ku tilmaamay oo aan dood gelin tababaraha Crystal Palace, Roy Hodgson. Isla xalay waxaa la sameeyay isku aadka wareegga afaraad ee koobka FA-ga. Kulamada ugu adagna waxaa ka mid ah: Liverpool iyo West Brom Yeovil…

Dowladda Suuriya Oo ka jawaabtay Weerar kaga yimid Israa’iil

 Ciidamada Dowladda Suuriya ayaa sheegay in ay ka hortageen dhowr gantaal oo Israa’iil ay ku riday  Xarumo millateri oo ku yaalla deegaanka Qadiif ee hoostaga magaalada Dimishiq sida ay qortay Wakaaladda SANA oo soo xiganaya Hoggaanka Ciidamada Suuriya. Bayaan ay soo saartay Dowladda Bishaar Al Asad ayaa waxa ay ku sheegtay in Israa’iil oo isticmaaleysa Hawada Lubaan ay duqeysay gudaha Israa’iil, iyada oo ka digtay halista arrintaasi ka dhalan karta. Israa’iil ayaan wali ka hadlin eedeynta loo jeediyay hase ahaatee sanadkii hore,  Taliye sare oo u hadlay waxa uu sheegay…

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Oo Magaaladda Doha kula kulmay dhigiisa Dowladda Qadar

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa la  kulmay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee dalkaasi, Mudane Cali Shariif Al-Emadi, iyaggoo kawada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xiriirka ka dhaxeeya labada dhinac. Wasiirka, ayaa sheegay in dhigiisa uu kala hadlay qodobo ay kamid yihiin Xiriirka walaalnimo ee Soomaaliya iyo Qadar ka dhaxeeya, isaggoo xusay in Dalka Qadar uu uga qeyb galay Shirka Wasiiradda Dalalka Islaamka oo magaaladda Doha lagu qabtay. “Maanta waxaan la kulmey dhigeyga Wasiirka Maaliyadda Dalka Qadar…

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xafiis Ka Furaneysa Magaalada Gaalkacyo.

Gudoomiyah maxkmada darjada koowaad ee ciidamada qalabka sida Xsaan Cali Nuur Shuute oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu Sheegay in gobalka mudug gaar ahaan magaaladaa Gaalkacyo laga Hirgalinayo xafiiska maxkamada Darjada koowaad ee ciidamada qalabka Sida si ay ula sheqeeyaan Ciidamada Xasilinta ee dhawaan laga hergaliyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. “Xasan Cali Nuur shuute ayaa wax uu yiri “ waxaan idin kaga mahadcelinayaa shaqada adag ee ad qabteen idinka oo aan helin wixii xuquuq aad u bahneedeen Halkaan waxan u imaanay in an ka herglino xafiiska…

Faysal Cali Waraabe “Dowladda Soomaaliya Waxa Ay Nagu Wadaa Maja Xaabin Ka Dhan Ah Somaliland”

Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa markii ugu hoeesay ka hadlay dagaalka  shalay ciidamada maamulada Puntland iyo Somaliland ku dhexmaray degaano ka tirsan gobolka Sool. Faysal waxaa uu Ku amaanay in ciidamada Somaliland ay qaadeen talaabo loo baahnaa in mar hore la qaado Maadaama uu sheegay in degaanka Ciidamada Somaliland ay ka qabsadeen  ciidamada Puntland ee Tukaraq ay Somaliland leedahay. Faysal Cali Waraabe Waxaa uu bogaadiyay Talaabada  Deegaankaas Ula Wareegeen, isagoona sheegay in Puntland ay dhibaato ku ahayd Shacabka Somaliland waxa uuna dusha kaga tuuray eeda…

Reysul Wasaare Kheyre Oo balan Qaaday Hor Marinta Sirdoonka Qaranka

Reysul wasaaraha Xukuumada Fedraalka Somalia Xasan Cali Kheyre oo Ka qeybgalay Munaasabad Loogu dabaal dagayay Aas-Aaska Hey’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa uu sheegay in Xukumadiisa ay hormarin doonto Sirdoonka dalka si looga adkaado dagaalamayaasha al-shabaab, wuxuuna intaas ku daray inay kor u qaadi doonaan arimaha sirdoonka. Reysul Wasaare Kheyre  Ayaa  Tilmamay In Miisaaniyada Dowlada Ee Sanadkaan Ay Kordhiyeen ayna Qeybta  ugu talo Galeen Hey’ada Sirdoonka Iyo Nadsigida Qaranka Islamarkaana ay hormarin doonaan si loo adkeeyo Amaanka Guud ee dalka. Qaraxyada Iyo dilakka qorsheysan ee ka dhaca qeybo…

Dowlada Soomaaliya Oo 600 Oo Askari Geysay Gobalka Bay

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Buur hakaba ee Gobolka Bay Cabdi buule ibraahim oo sidoo kale ka mid ah saraakiisha hogaamineysa ciidamo fadhiisimo kasameystay Degmada Buur hakaba, ayaa ka warbixiyay ujeedka ciidamadaas fadhiisinka ka sameystay Degmadaasi. Cabdi buule ibraahim ayaa sheegay in ciidamadaan oo ay tiradooda ay gaareyso 600 oo askari ee fadhiisimaha kasmeystay degmada Buur hakaba ee Gobolka Bay in ay wadaan qorsh balaaran oo ay ku doonayaan in ay isugu furaan wadooyinka xariiriya muqdisho iyo Baydho. Gudoomiye ku xigeenka Degmada Buur hakaba ee Gobolka Bay Cabdi buule ibraahim ayaa…

Wasiirka Waxbarashada Oo La kulmay Mas`uuliyiinta jaamacadaha Gobalka Banaadir

Wasaarada Waxbarshada Dalka ayaa sii wada howlaheeda dar dargalinta ee Waxbarshada Dalka iyadoo maanta la kulantay Maamulyaashada Jaamacadaha gobolka Banaadir aqoon yahano iyo macalimiinta waxaana looga hadlayay kulankaa Tayeynta Tacliint sare ee dalka maadaama tirada Ardeyda dhigato jaamacaha laga dareemayo kobac aad u balaaran. Wasiirka Waxbarshada Xukumada Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa waxa uu sheegay in Wasaarada Waxbarshada ay ka go’antahay tayenta Waxbashada dalka loogana baahanyahay in Jaamacada ay sare u qaadaan Ardayada dhigata Dudsiyada ku yaala dalka “Anaga wasaarada waxbarshada wey naga go’antahay in aan soo celino dalkaan waxbarshadiisa…