Space Rocket booster drops from sky & Explodes Near Chinese Town

A rocket booster fell from the sky and exploded near a small town in southwest China following the launch of the country’s Long March 3B rocket. The strap-on booster was one of four making up the first stage of the rocket that launched two satellites into orbit on Friday. People living in the town of Xiangdu, located near China’s Guangxi region, filmed the booster as it fell from the sky, narrowly missed buildings and crashed into a wooded area before erupting into flames. The town of Xiangdu in Tiandeng Country,…

Akhriso: Qaabki Loogu Xeray Xalimo Yareey Magalada Dhuusamareeb iyo Sababta Ka Dambeysay

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey” ayaa goor-dhaw lagu xiray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya. Warar ayaa sheegaya in Xaliimo Yarey ay dhuusamareeb ka qabtayn Ciidamada Ahlusunna waxaana la sheegay in la geliyay Xabsi guri, oo ku yaala dhuusamareeb. Ciidamo ay wadatay ayaa sidoo kale la sheegay in hubka laga qaaday sidoo kalane la xiray. Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo Yarey” oo aan goor-dhaw Telephone’l-ka kula hadlay ayaa sheegtay in aysan ka hadlayn xerageeda, balse Saraakiil ku sugan Dhuusamareeb ayaa arintaan inoo xaqiijiyay. Lama…

Dab Goor Dhaw Ka Kacay Warshadda Isbuuyada Mubaarak Xarunteeda Dagmada Hiliwaa

Wararka naga soo gaaraya Dagmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir waxaa goor dhaw dab uu ka kacay warshadda isbuunyada Mubaarak xarunteeda dagmada hiliwaa ee magaalada muqdisho. Goobjooge ku sugan nawaaxiga xarunta ayaa inoo sheegay in dabku wali uu olalayo isla markaana ay soo geereen ciidamada amniga dagmada iyo gawaarida dab damiska ah ee gobolka banaadir iyo kuwa shirkadda isgaarsiinta Hormuud iyada oo aan wali lagu guulaysan bakhjiitinta Dabkaas. Waxaana wali la ogeyn sababta rasmiga ah ee keentay in dabkaasi uu kaco sida ay inoo xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Warshadda isbuunyada Mubaarak,…