Wararka Maanta

Al-shabaab Oo Sheegtay in Dowladda Sawirro ay ka Xaday u Adeegsatay Howlgal Ka Dhacay Sh/Hoose

Xarakadda Al-shabaab ayaa ka hadashay war kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Soomaliya oo ku aadan in howlgal qorshaysan oo ka dhacay Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose lagu burburiyay Saldhig Al-shaabab ay lahaayeen. Warka kasoo baxay Al-sahabab ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaliya ay adeegsatay Sawirro ay faafisay Al-Shabaab 7-dii August,2017 kuwaas oo dhamaantood laga heli karo warbaahinada Al-shaabab,waxaana sawiradda...