Kulamada Laga Ciyaarayo Horiyaalka Serie A

Naadiga Napoli ayaa xalay dib ugu soo laabatay hogaanka horyaalka Serie A kaddib markii ay afar gool ku xaaqday kooxda Lazio, iyada oo kalita kala baxday kooxda Juve oo si ku meel gaar ah u sii hogaamineysay.

Waxa dhici doono kulama kale oo ka tirisan horiyaalka Seria A kooxuhuna waxay isku arki doonan sida hoos ku qoran.

2:30 Duhurnimo: Sassuolo vs Cagliari

5:00 Galabnimo: ChievoVerona vs Genoa

5:00 Galabnimo: Inter vs Bologna

5:00 Galabnimo: Sampdoria vs Hellas Verona

5:00 Galabnimo: Torino vs Udinese

10:45 Habeenimo: Roma vs Benevento

Leave a Reply