Liverpool Oo Guul Ka Gaartay Southampton

Liverpool ayaa aad ugu soo dhawaatay Manchester United oo laba dhibcood oo kaliya ay ka dambayso, kaalinta saddexaadna isku ballaadhisay, kaddib markii ay 2-0 kaga adkaatay Southampton oo ay marti u ahayd.

Roberto Firmino iyo Mohamed Salah ayaa guul raaxo leh u horseeday Liverpool, goolal yimid qaybtii hore.

Leave a Reply