Tariin Ku Rogmaday Magalada Mombai Ee Dalka Indiya Oo Ay Ku Dhinteyn 23 Ruux

Sep 29(Dunida24).Buundada pedestrian ee ku taala bartamaha Magaalada Mombai ayaa waxaa waxaa ku dul gudoomay tareen xawaare sare ku socday oo dul maraayey xil aad loo buuxay halkaasi oo ay dadka dhintay qaarkood ay buundada hoosteeda kaga gambanaayeen Roob xoogaan oo xiligaasi socday anaa sababta kaliftay in tiada dhimashada ay gaarto 22 ruux sida uu sheegey Booliska Mombai.
Waxaa sidoo kale wararka intaasi ku daraayaan in tirade ku dhaawacantay shilkaasi ay kor u dhaafayso 27 sida uu xaqiiijiyey taliyaha boolsika Mombai Gansham Patel ooo warbaahinta kula hadlay halkay wax ka dhaceyn.
Shilalka Tareenada ayaa waayihii dambe kusoo badanaayey dalka Hindia iyadoo qubarada dhanka gaadiidka ay ku sheegeyn in shilalka ay sii badinayso tareenada dalkaasi oo ah kuwii qarnigii hore la isticmaali jiray oo aanan wakhtigaan adduunka laga isticmaalin.

Related posts

Leave a Comment