War-saxaafadeed-: Dowladda oo Amaro kusoo rogtay Masaajidyada iyo Xarumaha lagu barto Arimaha Diinta

War-saxaafadeed maanta laga soo saaray Wasaaradda Arimaha Diinta iyo Ow-qaafta  ee Soomaaliya ayaa amar lagu dul-dhigay Maamullada Masaajidyada iyo Xarumaha Diinta lagu barto ee ku yaalla Magaaladda Muqdisho iyo dhammaan Gobolada dalka Soomaaliya.
Wasaaradda ayaa sheegtay in arintaan ay oga gol-leedaha ka war heynta Goobaha lagu barto arimaha Diinta iyo Masaajiyada, halkaasi oo Dowlada Soomaaliya aaminsan tahay in ay ka soo bilaawdaan Fikirka Al-Shabaab.

Related posts

Leave a Comment