Warbixin:Magaallooyinka Caalamka Ugu Fiican In Gaadiid Lagu Kaxeeyo Iyo Kuwa Ugu Liita

Sep 30(Dunida24).Waa hubanti marka aad akhrisato Qiimeyntan inaad wax badan ka ogaan karto hadba qaabka ay yihiin Waddooyinka ku yaalla magaalladda aad ku nooshahay iyo kuwa magaallooyinka kale.
Shirkadda kfzteile24 ee dalka Jarmalka ayaa samaysay Cilmi-baaris ay ku qiimeysay 100 magaallo oo la sheego inay ku yaallaan Waddooyinka ugu casriyeysan Caalamka, isla markaana sida fudud loogu kaxayn karo Gaadiidka.
Qiimaynta Shaxda Waddooyinka ugu wanaagsan waxaa 10-ka kaalin kala galay magaallooyinka soo socda:-

1-    Dusseldouf (Jarmalka)

2-    Dubai (Imaaraadka Carabta)

3-    Zurich(Switzerland)

4-    Tokyo(Japan)

5-    Basel(Switzerland)

6-    Singapore (Singapore)

7-    Dortmund (Jarmalka)

8-    Vienna (Austria)

9-    Munich (Jarmalka)

10- Calgary (Canada)

 

Dhinaca kale, Magaallooyinka la sheegay inaysan lahayn Waddooyin ay Gaadiidka si fudud ku mari karaan waxaa ugu horreeya:

1-    Kolkata       (Hindiya)

2-    Karachi       (Pakistan)

3-    Lagos (Nigeria)

4. Chad (1717 shil)
5. Guinea-Bissau (1675 shil)
6. Central African Republic (1671 shil)
7. Ukraine (1638 shil)
8. Malawi (1627 shil)
9. Democratic Republic of the Congo (1607 shil)
10. Somalia (1560 shil)
11. Lesotho (1559 shil)
12. Mozambique (1559 shil)

Si kastaba ha ahaatee, Qiimeynta waxaa kaloo bud-dhig looga dhigay Celcelis ahaan Cimriga Gaariga, Xulashadda Gaadiidka Dadweynaha. Celceliska Kharajka goobaha gaadiidka la dhigto, qiimaha shidaalka, celceliska xawaaraha, heerka gawaarida ku sii daayaan qiiqa ee wasaqowga hawada iyo Tayada Waddooyinka.
Wadamada shilalka ugu yar ka dhaca iyo inta shil ee ka dhacay sanadkan
1. Switzerland (5 shil)
2. Netherlands (4 shil)
3. Antigua and Barbuda (4 shil)
4. Tonga (4 shil)
5. Israel (4 shil)
6. Marshall Islands (4 shil)
7. Fiji (4) shil
8. Malta (3 shil)
9. Tajikistan (3 shil)
10. Maldives (2 shil).
Dhanka kale marki loo fiiriyo Dhanka wadamada isku cel celis ahaan ugu fican in gaari lagu kaxeeyo iyo wadamada ugu xun in gaari lagu ka xeeyo waa sidan:

inta badan waan ka soo Xiganay Dalsan balase anagana wixi ka dhinaa ayaan ku darnay mahadsanidin.

Related posts

Leave a Comment